News » Dalka
Dadka Reer Muqdisho oo isku diyaarinaya Ciidul fitriga
Dhaq dhaqaaq ganacsi oo aad u xoog badan ayaa laga dareemayaa Suuqyada magaalada Muqdisho kuwaasi oo loogu diyaar garoobayo Munaasabadda Ciidul Fidriga ee dhawaan curanaysa.
Read more : Comments() : Sep 06, 2010
Duqeyn xoogan iyo Dagaal goosgoos ah oo ka socda magaalada Muqdisho
Muqdisho:-Duqeyn xoogan ayaa waxaa ay ku socotaa Suuqa weyn Bakaaraha ka dib markii uu dagaal ka qarxay Isgoyska Dabka halkaas oo ay isku horfadhiyaan ciidamada AMISOM iyo kooxaha Islaamiyiina.
Read more : Comments() : Sep 02, 2010
Taliyihii Xabsiga dhexe ee magaaladda laascaanood Cabdi Ciise Nuur oo caawa la dilay
Laascaanood:Waxaa caawa lagu dilay magaaladda Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool Taliyihii Xabsiga dhexe ee magaaladda Laascaanood Cabdi Ciise Nuur.
Read more : Comments() : Aug 31, 2010
GARAAD MAYA… GOGOL LABAAD
Go’aankii shirkii Nairobi, ka dib markii lala soo jibaaxay Gacanka Carabta iyo Afrikada Bari, waxaa la keenay gogol uu Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil u fidiyey Isimada SSC kana kooban 14 xubnood. Fadhigii u horeeyey wuxuu ka dhacay Hol-Hol, halkaas oo looga qaxay colaad, waxaana loo guurey Buuro-Wadal.
Read more : Comments() : Aug 30, 2010
BEESHA GUULEED GARAAD (BARKAD) IYO GO,AAMADII KA SOO BAXAY SHIRKA
Kadib markii ay beeshu shir isugu timid taariikhdu markay ahayd 15-22/08/2010 kana soo qayb galeen Dhamaan wax garadka beesha sida Garaadka,,Cuqaasha,Ganacsatada,Aqoonyahanka, Culimada,Dhalinyarada,Haweenka iyo dhamaan qaybaha bulshada, ka gana tashanasey masiirkeeda beeleed waxay go,aan ku gaadhay qadobadan hoos ku qoran.
Read more : Comments() : Aug 26, 2010
BAAQ & DIGNIIN KU SOCOTA BULSHAWEYNTA SSC & GUDIYO LA MAGACAABAY
Waxaa Maalmahan Danbe Soo Shaac Baxaya Warar Sheegaya in Garaad Jaamac Garaad Cali uu Soo Magacaabay Gudi Ka Soo Shaqeeya Dib u heshiisiin Kana Shaqeeya Sidii ay isugu Soo Dhawayn Lahaayeen Hogaanka & Ururka NSUM, Gudigaas oo aan inta Badan Magacyadooda La Shaacin ayaa Waxaa La Sheegay inuu Ka Mid yahay Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo Isagu ahaa Isinkii Dhigay Gogoshii Lagu Guuldaraystay ee HolHol Markii Danbana Loo Soo Wareejiyey Buurawadal.
Read more : Comments() : Aug 25, 2010
Al-Shabaab oo sheegtay weerarkii lagu qaaday Hotel Muna ee degmada Xamar Weyne
Muqdisho:-Afhayeenka Al-Shabaab Shiikh Cali Dheere oo shir jiraa’id ku qabtay magaaladda Muqdisho ayaa ka waramay weerarkii ay Al-Shabaab ku qaadeen Hotel Muna oo ay deganaayeen Xildhibaano iyo Saraakiil ka tirsan DFKM.
Read more : Comments() : Aug 24, 2010
Saraakiil iyo xilibaano ka tirsan DFKM oo saaka lagu dilay Hotel Muna oo ku yaala Degmada X/weyne
Muqdisho:-Wariyaha Halgan.net ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dhalinyaro ka tirsan Al-shabaab oo hubeysan ay xoog ku galeen Hotel Muna oo ku yaalay Degmada X/weyne ee Magaalada Muqdisho ka dibna ay dileen 6 ka mid ah Xildhibaanada iyo 5 Saraal oo ka tirsan ciidanka DFKM.
Read more : Comments() : Aug 24, 2010
Hubkii & Ciidamadii Beesh Jaamac Siyaad ee Joogay jiida Hore oo Qaar Ka Midi Ku biireen Ciidamada Somaliland
Buuhoodle: Hubkii & Ciidamadii Beesha Jaamac Siyaad ee Ku sugnaa in Mudo ah Jiida Hore ee Ciidadamada SSC ayaa Qaar Ka Midi Maanta u Baxsadeen Kuna Biireen Ciidamada Somaliland, Qori Baroon ah oo uu Waday Bidaar Xassan Madoobe iyo Ciidan Kii Saaraa ayaa Waxay Ku biireen Ciidamad Mahad Canbaashe.
Read more : Comments() : Aug 19, 2010
Hogaanka SSC Garabka Xagla Toosiye oo Weli Ku Sugan Dharkayn ( Sawiro )
Dharkayn: - Waxaa weli Ku sugan magaalada Dhanrkayn Hogaankii ka soo Guuray magaalada Buuhoodle , garabkan SSC oo uu hogaamiyo Saleebaan Xagla Toosiye ayaa waxaay halkan u yimaadeen sidii ay ula kulmi lahaayeen ama wadahadal ula geli lahaayeen Garabka kale ee SSC ee ay hogaamiyaan Keyse Cabdi Yuusuf iyo Maxamed Xasan Buraale.
Read more : Comments() : Aug 18, 2010
Sh/Cabdinaasir Xaaji Axmed oo Howlo Caafimaad u Jooga Dalka Malaysiya
Malaysia :-Sh C/naasir Xaaji (Abu Maxamed ) ayaa howlo caafimaad ku tagay dalka Malaysia ka dib markii uu Sh C/naasir Shil gaari ku galay magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobalka Ceyn.
Sheekh C/naasir Xaaji Ahmed oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ee dacwda ka wada gobalka Sool ayaa wax ka gaareen Ciribta iyada oo ay dhaqaatiirta sheegeen in dilaac uu ka qabo .
Sheekh C/naasir Xaaji Ahmed ayaa haatan waxaa lagu dabiibayaa dalka Malaysia xaaladiisa Caafimaadna aad bay u wacan tahay
Read more : Comments() : Aug 14, 2010
Xoogaga SSC ee dhalaamo-cune oo u soo guuray dharkeyngeenyo iyo Hogaanka bad baadada oo gebi ahaanba ka guuray gobolka cayn.
Warar rasmi ah oo aan ka hellay magaalada Dharkeyn geeyo ayaa noo xaqiijiyey in gebi ahaanba ciidamada SSC ee joogay dhallaamo cune oo ka tirsan buuhoodle ay u soo guureen dharkayn-geenyo.
Read more : Comments() : Aug 14, 2010
Shir turxaan bixin ah oo la damacsan yahay in laagu soo afjaro khilaafkii mudaba ka dhex aloosnaa Hogaanka SSC iyo Khusuusida oo shir uga bilaabmayo Dharkayn genyo
Waxaa degmada Dharkayn genyo ku soo qulqula Wafuud kala duwan oo ka soo kala kicitimay Buhodle iyo deegaanka SSC ee u dhow dhow ,Weftiyadan ayaa waxay kala yihiin Hogaanka SSC,Khusuusta iyo Isimada deegaankaasi. Imaansha madaxda sare ee hogaanka ku yimaadeen magaalada dharkayngeyo ayaa lagu tilmaamayaa inay ku lug leedahay sidaa xal waara laagu heli lahaa kala qaybsanaanta hogaanka iyo khusuusida.
Read more : Comments() : Aug 12, 2010
Magaalooyin dhowra oo Dalka ah oo Bishii Ramadaan laga arkey.

Magaalooyin dhowra oo ka mida Dalka ayaa laga soo sheegay aragtida Bisha Ramadan, waxaana ka mida Muqdisho, Afgooye iyo Garoowe.
Read more : Comments() : Aug 10, 2010
Daawo Sawiro Laga Soo Qaaday Deegaank Galgala
Boosaaso:-Waxaa caawa dib ugu soo laabtay magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari wariye ka tirsan Halgan.net isaga oo sawiro ka soo qaaday deegaanka Galgala oo ay ku dagaalameen Kooxda Atam iyo ciidamada Puntland
Read more : Comments() : Aug 10, 2010
Bilashada Bisha Barakeysan ee Ramadaan oo caawa la xaqiijiyay
Talaado, August 10, 2010 Waxaa magaalada Muqdisho, gaar ahaan masjid ku yaalla Degmada Waaberi caawa laga arkay bisha Barakeysan ee Ramadaan, waxaana arkay bisha dad lagu kalsoon
Read more : Comments() : Aug 10, 2010
Ciidamada Maamul Goboleedka Puntland oo Sheegay Inay Gaadheen GalGala ( Sawiro )
GalGala:-Wafti uu hogaaminayo Madaxweyne Ku xigeenka Dowlada Puntland Gen,C/samad Cali Shirre oo isugu jirra qeybo ka mid ah Xukuumada Dowlada Puntland & Bahda Saxaafada ayaa Maanta gaarey tuulada Galgala.
Read more : Comments() : Aug 09, 2010
NSUM OO Baaq Kasoo Saaray Shirkii Xadhadhanka
Baaq,(NSUM):- Ururka NSUM wuxuu ku hambalyaynayaa Isimada iyo cuqaasha Buuhoodle dadaalka ay ugu jiraan in nabadda la xoojo hadii ay tahay SSC gudaheeda..
Read more : Comments() : Aug 08, 2010
Imaamka Puntland "oo xisaab khaldan isku dhuftay
GalGala:-Imaamka Puntland CabdIraxmaan Faroole ayaa dadka qaarkiis hada waxay sheegayaan in awooda uu sheeganayo oo dhalanteedka ahay tahay Maraakiibta Reer galbeedka oo jooga Xeebaha Soomaaliya hubka saaran oo lagu garaaco Galgala iyo degaanada Maakhir.
Read more : Comments() : Aug 08, 2010
Qodabadii Shirka Laysku Afgartay Halkan Ka Dhagayso ( Maqal )
Halkan Ka Dhegayso Qodobadii Shirka
Read more : Comments() : Aug 07, 2010
Wararkii ugu dambeeyey ee weerarkii Lagu Qaaday Madaxdhaqameedyada Ku shirayey Xadhadhanka iyo Go,aamo Ka Soo baxay Shirkaa ( Dhagayso warbixin Wixii Meesha Ka dhacay )
Buuhoodle: Xaalada Deegaanka Xadhadhanka ayaa degan Maanta Kadib Markii ay Koox Iska Soo Abaabushay Magaalada Buuhoodle ay Weerar Ku Qaadeen Madax Dhaqameed Shir Ku lahaa Deegaanka Xadhad.
Read more : Comments() : Aug 07, 2010
Dhalinyaro loo soo diray maanta in ay weeraraan shir ka socday Xadhadhanka oo u dhexeeyay reer Buhoodle iyo odayaal beesha Habarjeclo ah
Iyadoo beryahanba uu wadahadal u socday Isimo iyo odyaal ka soo jeeda degaanka Buhoodle oo dhinac ah iyo Isimo iyo odayaal iyana ka soo jeeda ardaaga Haberjeclo, oo ay wadahadladaasi ku saabsanayeen sidii cidimada Somaaliland ee ku sugan meelo ka mid ah Gobolka Cayn sida Widhwidh iyo Balicad oo kale iyo weliba degaanada SSC oo dhan ugala bixilahaayeen ciidamadooda.
Read more : Comments() : Aug 06, 2010
Shir labo Geesood ah oo Isimo ka socday Buuhoodle iyo Burco Maanta ku yeesheen magaalada Xadhadhanka (Maxaase shirkaasi looga hadlay
Magaalada Xadhadhan oo dhinaca Waqooyi galbeed kaga beegan magaalada Buuhoodle 35KM ayaa maanta galinkii hore waxa ka dhacay shir balaadhan oo labo Geesood ah isla markaana ay ku yeesheen Isimada ka soo kicitimay magaalada Buro iyo Isimada ka tagay magaalada Buuhoodle oo ay Wehelinayeen Cuqaal Culumo iyo Waxgarad kale oo deegaanka Buuhoodle ah.
Read more : Comments() : Aug 06, 2010
Ciidanka Al-shabaab oo magaalada Jowhar ku gubay raashin iyo dawooyin dhacay
Jowhar:-Waxaa maanta ay magaalada Jowhar e gobalka Shabeellada dhexe ay ku gubeen Maamulka Al-shabaab daawooyin iyo raashin dhacay, ciidamo ka tirsan Al-shabaab ayaa waxaa ay meel fagaare ah oo dadweyne badan joogaan dab qabadsiiyey raashin iyo dawooyin dhacay.
Read more : Comments() : Aug 06, 2010
Magaalada Boosaaso oo Dil Lagu Khaarajiyey Mid Ka Mida Shaqaalah Cashuuraha Qaada
Boosaaso:-Nin hubaysan ayaa saaka waxaa uu dilay mid ka mid ah shaqaalaha canshuurta aruuriya ee magaalada Boosaasoninka shaqaalaha ah ayaa waxaa dilkiisa geystay nin hubaysan oo ku dilay gurigiisa hortiisa xili uu isku diyaari nayey in uu aado shaqadiisa.
Read more : Comments() : Aug 04, 2010


Waraysi dheer oo dhinacyo baadan taabana oouu bixiyey Garaad Abshir Salaax







