News » Suugaan
Gabay: "ISU MAQAN"- By:Dr. Abdillahi Hassan Mohamud ( Abdillahi Spanish )
Murti soomaaliyeed baa leh: madax dad iyo mindi af daran midna lagama quusto. Waxa taa daliil u ah shacabka ku dhaqan gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn,
Read more : Comments() : Jun 27, 2010
Toobad keen Gabay:Abwaan Mohamed Adan Saxardiid(Gaagaale)
Abwaan maxaed aadan saxardiid(Gaagaale) oo ka mid ahaa Abwaanadi soomaaliyed wuxuu ahaa sida dhabta ah abwaanku xigmada ilahay siiyey wuxu Gabayadiisa kaga hadli jirey inta badan Soomalinimo. Gabaygan Toobadkeen isagoo Abwaanku ilaahay u laacalaya toobadna waydiisanaya wuxuu yiri".
Read more : Comments() : Dec 22, 2009
Gabay Abwaan Cali Fanaan "saymo lagu reeb"
Waa Gabaygii abwaan Cali Fanaan, oo ka hadlaya dhibaatada ka taagan deegaanno ka mid ah dalka, gaar ahaan Waqooyi Bari. Waxaana ka dhadhansan kartaa gabaygaa arrimo xasaasi ah. Waana gabay la magac baxay: Saymo Lagu Reeb.
Read more : Comments() : Nov 25, 2009


Waraysi dheer oo dhinacyo baadan taabana oouu bixiyey Garaad Abshir Salaax







