index.php
index.php

News

[ Lead page  | Categories  |  Archive ]

Sh C/raxmaan Abyad oo Saaka Maxkamada La Horkeenay

Denmark:-Waxaa la horgeeyey maxkamad ku taal dalka Denmark Sh C/raxmaan Abyad oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ee degan dalka Denmark Shiikh C/raxmaan ayaa waxaa lagu eedeeyey in gurigiisa laga hellay lacag gaaraysa 25000 oo lacagta Denishka ah oo faalis ah

Dadweyne aad u tiro badan oo degan dalka Denmark ayaa saaka waxaa ay hor dhoobnaayeen Maxkamada si Halgan.net oo xiriir la samaysay uu u sheegay masuul ka tirsan Markazka Al-Towxiid ee Denmark gaar ahaan Gudoomiyaha Masjidka Cabdullaahi Macalin Xassan
 

 


 

Maxakamada ayaa saaka dib ugu celisay Xasbiga Shiikh Cabdiraxaam Abyada waxaan ay sheegeen in mud 2 usbuuc ah ka dib ay Maxakamada keeni doonaa . Haddaba sidee ay wax u dhaceen ayaan waxaan ka waraysanay mid ka mid ah Masuuliinta Markazka Al-Towxiid Sh Cabdullaahi Macalin Xassan iyo Cabdikariim Salaad oo ka mid ah Shuurada Masjidka dhawaan ayaan idiin soo gudbin doonaa wareysiga insha Allaahi.


 

2 usbuuc ka hor ayaa ciidanka Booliska iyo kuwa Sirdoonka PET ayaa waxaa ay xabsiga dhigeen ilaa 5 dhalinyaro ah iyo qof dumar ah waxaan la soo daayey 4 ka mid ahaa dhalinyaradii la qabtay halka Sh. Cabdiraxmaan Abyad lagu soo oogay danbi ah in gurigiisa laga hellay lacag been abuur ah.

 

Xigasho Halgan.net

 

 

youtube


Caano shubkii Garaad Ismaaciil
 

 

 

CUQAAL JS

Wararkii u dambeeyey

Who is online

6 anonymous users and 0 registered users online.

You are an unregistered user or have not logged in. You can register here.