index.php
index.php

News

[ Categories  |  Archive ]

War Saxaafadeed Garaad Ismail Baaruud & Caaqil Caydiid Gangoome

 
 

Garaad Ismaaciil Baaruud Tarabi iyo Caaqilka beesha Samakaab Jaamac ayaa shir jaraa'id ku qabtay magaaladda Buura wadal..

Full Story dhagayso Listen

Read more : Comments() : Mar 10, 2010

Shir beelaha ssc Buurowadal oo meel xasaasi ah maraya

 

 

Kordhintii khusuusiga ssc oo la diidey, kooxo ka cadhooday shirkii maanta & garaad Ismail Baruud Tarabi oo ku sugan Buuro-Wadal warbixin xasaasi ah ....

 

Halkan ka dhegeyso Wareiye A. Maqtal oo ku sugan Buurowadal

 

 

 

 

 
 

 

 

 

 

 


 

Read more : Comments() : Mar 10, 2010

Bare Cali Bare oo ahaa Sarkaal ka tirsan Xisbul Islaam oo goor dhow Muqdisho lagu dilay

 

Sarkaal xagga ciidanka oo ka tirsan Ururka Al-xizbul Islami laguna magacaabo Bare Cali Bare ayaa maanta, Salaadii Duhur wax yar ka hor lagu diley gudaha Suuqa weyn ee Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho.

Dilka sarkaalkan waxaa geystey rag ku hubeysnaa Bastooladu, sida dad goob joogayaal ahi ku warameen.

Read more : Comments() : Mar 09, 2010

Garaad Ismaaciil Baaruud Tarabi iyo Wafdi Balaadhan oo uu Hogaaminayo oo Gaadhay Madasha Shirka ee Buurawadal

Waxaa Shalay Gaadhay Madasha Shirka ee Buurawada Garaad Ismaaciil Baaruud Tarabi .  Garaadka Beesha Samakaab Jaamac / Jaamac Siyaad.

Read more : Comments() : Mar 08, 2010

AFHAYEENKA AL-SHABAAB: "Waan iska difaacaynaa weerar walba oo nooga yimaada Dowladda Soomaaliya iyo Mareykanka, wax wadahadal ahna lama galayno"

Read more : Comments() : Mar 08, 2010

Soomaaliya oo ku Guulaystay Bandhig-dhaqameed lagu Qabtay Dalka Malaysia

Bandhig-dhaqameed lagu magacaabo “Ummatic Week” oo socday 4 maalmood ayaa maalintii Khamiista oo taariikhdu ahayd 4th Maarso 2010 lagu soo gabagabeeyey caasimada dalka Malaysia ee Kuala Lumpur. Bandhig-dhaqameedkan oo ay sanadkan ka qeyb galeen 32 wadan, ayaa waxaa lagu qabtay xarunta “Cultural Activity Centre” ee ku taala jaamacada International Islamic University Malaysia. Tartankan ayaa ahaa mid aad u adag iyada oo wadan waliba ku dadaalay sidii uu guul weyn u gaadhi lahaa, balse muddo afar maalmood ah ka dib, waxaa isu soo hadhay 3 wadan oo kala ah: Soomaaliya, Malaysia, ee Suuriya

Read more : Comments() : Mar 08, 2010

Xiisad u dhaxeysa Beelaha Saleebaan iyo Ceyr oo ka taagan Degaano ka tirsan Gobolka Mudug.

Wararka laga helayo Degmada Xarar-Dheere ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in xiisada colaadeed ee u dhaxeysa labo beelood oo kala ah Beelaha Saleebaan iyo Ceyr ay ka tagan tahay deeganada Caamara iyo Bacaadweyne oo ka tirsan degmada Xarar-dheere gobolka Mudug.

Read more : Comments() : Mar 08, 2010

Dagaal culus oo looga baqdin qabo Muqdisho iyo kooxaha Mucaaradka oo kala daadsan. (Warbixin)

Magaalada Muqdisho ee Casamida Soomaaliya ayaa labadii Maalmood ee ugu danbeyey laga dareemayaa dhqdhaqaaqyo ciidan oo ay wadaan dowlada Soomaaliya iyo kuwa AMSIOM ee Muqdisho.


Warar hoose oo laga helayo dowlada KMG ee Soomaliya ayaa sheegay in damaca dowlada uu yahay in weeraro culus ay ku qaado kooxaha mucaaradka xili kala daadsanaa ay ka dhax jirto mucaaradka.
 

Read more : Comments() : Mar 08, 2010

Shiikh Maxamuud Maxamed Shibli oo sheegay dagaalkii Kismaayo ku dhexmaray Shabaab iyo Xisbul Islaam inuu ahaa mid aan diin ku saleysneyn

Nairobi:-Sh. Maxamuud Maxamed Shibli oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ee Kenya ku dhaqan ayaa sheegay dagaalkii Kismaayo ku dhexmaray xoogagga Al-Shabaab iyo Xisbul Islaam inuu ahaa dagaal aan diin ku saleysneyn

Read more : Comments() : Mar 06, 2010

Shiikh Maxamuud Maxamed Shibli oo xalay ka hadlay khatarta ay leedahaya daadinta dhiiga qofka muslinka ah

 

 

Nairobi:-Shiikh Maxamuud Maxamed Shibli oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ee sida weyn looga yaqaano dalkja Soomaaliya iyo dibadiisa ayaa waxaa uu xalay ka hadlay khatarta ay leedahay daadinta dhiiga Muslimka,Shiikh Shibli oo xalay Muxaadaro dhowr habeen socon doonta ku qabtay Masaajidka Hidaaya  xaafada Islii ee magaalada Nairobi ayaa si xeel dheer uga hadlay inaan sinaba loo fududeysan karin in xaq darro lagu daadiyo dhiiga dadka Muslimiinta ah.
 

Read more : Comments() : Mar 05, 2010

Xasan Daahir Awyes "Axmed Madoobe waa sarkaal ka tirsan Xizbul Islaam, ninka Gedo ka hadlay ra'yigiisa waa sheegi karaa,

Hogaamiyaha Ururka Xizbul Islaam Shiikh Xasan Daahir Aweys ayaa markii u horeysay ka hadlay ku biiristii Shabaabka ku biiray Shiikh Xasan Turki oo ahaa kuxigeenkiisa, isagoona sheegay in Axmed Madoobe uu ka tirsan yahay Xizbigiisa.


 

Read more : Comments() : Mar 05, 2010

Maamulkii hore ee Jubooyinka oo la badalay iyo Maamul Cusub oo la magacaabay

 Khamiis, Mar 04, 2010 Kadib Kulan balaaran oo ay maanta isugu yimaadeen masuuliyiinta ugu sareeysa ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ee gobollada Jubooyinka oo ka dhacay xarunta jaamacadda magaalada Kismaayo eek u taal nawaaxiga saldhigga dhexe ee magaalada Kismaayo ayaa waxa lagu magacaabay xubno cusub oo uu yeesho maamulka xarakada alshabaab ee gobollada Jubooyinka

Read more : Comments() : Mar 04, 2010

Sh Shariif:“Al-Shabaab & Xisbul Islaam waxaan ugu baaqayaa inay qaataan nabadda”.

 on 4 Mar, 2010 2:42 PM

Sheekh Shariif Sheekh Amx’ed ayaa Maanta Xoogaga Islaamiyiinta ah ee Dagaalka kula jira Dowladiisa iyo Ciidamada Shisheeye ugu baaqay inay nabad laqaataan DKMG, wuxuuna sidoo kale ka hadlay arimo dhowra.

Read more : Comments() : Mar 04, 2010

Sh C/raxmaan Abyad oo Saaka Maxkamada La Horkeenay

Denmark:-Waxaa la horgeeyey maxkamad ku taal dalka Denmark Sh C/raxmaan Abyad oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ee degan dalka Denmark Shiikh C/raxmaan ayaa waxaa lagu eedeeyey in gurigiisa laga hellay lacag gaaraysa 25000 oo lacagta Denishka ah oo faalis ah

Read more : Comments() : Mar 03, 2010

Gabadh Muslimad ah oo Fasal looga Ceyriyey Niqaabkeeda dartiis.

Mar, 3  2010 4:37 PM

Ardayad Muslimad ah ayaa Dacawad u gudbisay Gudiga Xuquuqul insaanka Dalka Canada kadib markii laga ceyriyey Fasal kamida Iskuul kii ay dhiganeysay Niqaab ay wadatay awgeed.

Read more : Comments() : Mar 03, 2010

Diyaarad ay lahayd Shirkadda African Express Airways oo maanta shil ku gashay Madaarka M. Boosaaso

Mar, 3  2010 5:57 PM

Diyaarad ay leedahay Shirkadda African Express Airways ayaa maanta shil ku gashay Madaarka Magaalada Boosaaso ee Bander Qaasim gaar ahaan wadada ay Diyaaraduhu ku ordaan marka ay soo dagayaan iyo marka ay duulayaanba (Run Way ),waxayna Diyaaradu gabi ahaan ka beydhay wadadii loogu tala galay

Read more : Comments() : Mar 03, 2010

Qaar ka Mida Wasiirada Maamu Goboleedka Puntland oo Saaka Lagu Dhaariyey Garoowe.

Garoowe:-Waxaa saaka lagu dhaariyey xarunta madaxtooyada dowlada Puntland ee Garoowe qaar ka mid ah Wasiiraddi uu xalay magacaabay Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.C/raxmaan Sheikh Maxamed Faroole waxaana ka mid ah wasiirada iyo Wasiir ku xigeenada la dhaariyey .

Read more : Comments() : Mar 02, 2010

Xasan Geerash Iyo Daa,uud Bisinle Oo Lamagcaabay Iyo Timacade Iyo Dhalac Oo La Casilay

     Garoowe:-  Waxaa Caawa lagaga Dhawaaqay madaxtooyada Garoowe isku shaandhayntii ugu balaadhnayd ee uu madaxweynaha Puntland ku sameeyo xukuumadiisa mudadii sanadka iyo laba bilood jirtay , waxaana golaha wasiirada laga saaray xubno badan, waxaana lagu soo daray xubno cusub oo aragti kala duwan markii liiska lagu dhawaaqayba laga bixiyey .

Read more : Comments() : Mar 02, 2010

Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Ahmed Madoobe) meel kasta baan ku dileynaa Al-Shabaab

Kismaayo:-Sh.Axmed Maxamed Islaam oo ka mid ah saraakiisha Ururka Xisbul Islaam ayaa warbaahinta u sheegay inay ugaarsan doonaan madaxada iyo saraakiisha Al-shabaab,Sheekh Axmed Madoobe ayaa yiri "Dagaallada aan kula jirno Al-shabaab waxay ka dhici doonaan Muqdisho iyo goob walba oo aan ku wada sugan nahay wuxuuna noqon doonaan mid dheeraada.
 

Read more : Comments() : Feb 28, 2010

Islamist militia 'bans' WFP work in Somalia

MOGADISHU - The hardline Islamist Shebab militia announced Sunday that it had "banned" World Food Programme operations in Somalia, one of the countries in Africa most affected by famine.

Read more : Comments() : Feb 28, 2010

Page 1 / 26 (1 - 20 of 504 Total) Next Page Last Page

youtube


Caano shubkii Garaad Ismaaciil
 

 

 

Who is online

3 anonymous users and 0 registered users online.

You are an unregistered user or have not logged in. You can register here.